Quantcast
Channel: Khaled Muse – Codka Dhaqdhaqaaqa Somali secular International
Browsing latest articles
Browse All 8 View Live

Kala fogeenta dalka iyo diinta!

Kala qaadka dal iyo diin! Dadku inta badan waxaay  isku qaldaan laba arin oo aad ukala fog! Dhibicda aan rabo inaan qoraalkan ku faaqido waa xariirka u dhaxeya  dal  iyo diin. Aniga qof ahaan waxay ila...

View Article



Boqortoyada Samada Q.1

Muddo kusiman tobanaan kun o qarni Waxa jirtey o ilaa maantana jirta boqortooyo aad u xoog wayn aad u arxan daran aadna u baaxad wayn boqortooyadaasi waxa fadhigeedu yahay cirka , Tan iyo maalinti la...

View Article

DHAXALKI NEBI MOHAMED IYO QARNIGA 21 AA

Wakhti kasta wuxu leeyahay waayihiisa iyo ficiladiisa u gaarka ah Maskaxda iyo fikirka ama garashada dadkuna Wa mid ku eeg Wakhtigaas oo aan u so talaabi Karin wakhti kale o waayo gaar ah wata o aan...

View Article

SI AANAY USOO NOQON DAWLADI ISLAAMKU ( KHILAAFADA)

  Taariikhdu Ma’aha wax qof waliba waxa u jeclyahay ku qorto, taariikhdu iyada is qorta mana naxariisato waana mudan tahay in casharo laga barto si mustaqblaka lo badbaadiyo, cinwaanka aan qoraalkan u...

View Article

Maxaad ka ogtahay Al-Shabaab ( kororso aqoontaada)

  Maxaad ka ogtahay Al-shabaab? Kororso aqoontaada Waxaan isku dayi wax yar oo kooban in aan ka idhaado alshabaab maxay yihiin? Maxay rabaan? Qaabke u shaqeeyaan? Iyo waydimo kale o badan sido kale ma...

View Article


GAALNIMADA XUMAANTA LAGU SHEEGO MAXA KA JIRA YAASE GAAL AH!

Waxaan in badan maqla qof ugu yeedheya qof kale gaalyohow isagoo dooneya inuu caayo ama aflagaadeeyo, qofk loogu yeedheyo kelmedani aad bay u dhibta waayo xumaanta ay xamaabarsan tahay waxa ka wayn...

View Article

ISLAAMKU MA KARAAMEEYEY MASE  XOREEYEY DUMARKA?

ISLAAMKU MA KARAAMEEYEY MASE  XOREEYEY DUMARKA? Islaamku dumarka wu karaameeyey, islaamku dumarka ama haweenka wa xoreeyey ayay muslimiintu isugu sheekeeyaan  haweenkoodan ku beer laxawsadaan, laakin...

View Article

ADOONISGA IYO ISLAANKA Qeebta kowaad.  

ADOONISGA IYO ISLAANKA Qeebta kowaad. Qoraalkan waa qalinka: Khalid Muse   Si aan si mug leh uga hadalno una eegno waxa  diinta islaank  ka qabto is adoonsiga wa in aan horta isla garana waxa loola...

View Article

Browsing latest articles
Browse All 8 View Live




Latest Images